Tuesday 13 June 2017

Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Geerida



tollow xanuunka geerida iyo Gabriga maxaa xiga? soo naar iyo janno loo maoo kal bixi doono? soo maalinta qiyaamo malaisku istaajin doono? ma hilmaamsan tihiin in Ilaahey balan idinka qaadey in la isxisaabin doono? ma siraadkii aakhiro ayaad ilowsantihiin.



ama waxaad tihiin kuwo ilaahay ka furtay? kuwo hilmaamsan in ilaahey sabab koonkaan ugu abuuray? mase waxaad tiihiin kuwo adeecsan.